Ciidamada booliska oo loo soo bandhigayo maanto adeegyo dijitaal ah

Wasaarada Arrimaha Guduha ee dalka ayaa waxay maanta bilaabi doontaa adeegyada booliska oo dijitaal ah .
Adeegan ayaa waxaa hogaamin doono wasiirka araimaha gudaha ee dalka Dr Fred Matiangi.
Waxaa adeegan Dijitaalka ah lagu soo bandhigi doona ismaamulka Kilifi ee gobolka xeebta dalka.
Taliyaha Guud ee ciidamada booliska dalka Joseph Boinnet ayaa sheegay in xukuumaddu ay doonayso in ay soo saarto dhammaan adeegyada booliska .
Sibadalada la filayo ee ciidamada booliska waxaa ka mid ah maareynta shaqaalaha, nidaamka maamulka, geedi socodka iyo buuggta dhacdooyiinka.
Saraakiisha booliska ayaa waxaa laga rabaa inay iska diiwaan geliyaan degaanadooda hoos yimaada qaybaha kala duwan ee dalka.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *