Mareykanka oo shuruudo ku xiray ka bixitaanka ciidamadiisa ee Suuriya

la taliyaha qaranka arrimaha ammaanka dowladda Mareykanka John Bolton ayaa sheegay Ka bixitaanka ciidamada Mareykanka ee dalka Suuriya ay ku xiran tahay shuruudo.
Xilli uu booqasho ku joogay Israa’iil wuxuu sheegay inuu Turkiga ka codsanayo inuu ilaaliyo nabadegelyada kooxda Kurdiyiinta ee ka dagaallanta waqooyiga Suuriya.
John Bolton wuxuu sidoo kale sheegay in la xaqiijiyo arrinta ah in laga guuleystay kooxda isku magacaawady dowladda Islaamka.
Madaxweyne Trump ayaa dhaleeceen kala kulmay qorshahiisa ah in uu kala soo baxo ciidamadiisa ka joogo Suuriya.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *