Posted in WARARKA

Madaxweynaha kuuriyada waqooyi oo safar ku tagay Shiinaha

Hoggaamiyaha wadanka kuuriyada waqooyi Kim Jong-un ayaa safar ku tagay dalka Shiinaha oo uu ku sugnaan doono afar maalmood kadib casuumaad uu ka helay dhigiisa…

Posted in WARARKA

5 qof oo hal qoys ka tirsan oo ku dhintay dab gurigooda qabsaday

Booliska degaanka Kipipiri ee ismaamulka Nyandarua , bartamaha dalka ayaa guda galay baaritaano la xariira dhacdo ay ku nafwayeen 5 xubnood oo hal qoys ka…

Posted in WARARKA

Madaxa Bangiga Adduunka oo iscasilaya

Hoggaamiyaha Bangiga Adduunka Jim Yong Kim ayaa si lama filaan ah u shaaciyay inuu iska casilayo xilkaasi kadib muddo lix sanadood ah oo uu hayay….

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Abaabul dagaal oo ka bilowday magaalada Afmadow.

Madaxweynaha maamulka Jubaland iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray magaalada Afmadow ee gobolka Jubada Hoose ayaa wuxuu halkaas ka bilaabay kulamo kala duwan oo looga…

Posted in WARARKA

Dowlada Maraykanka oo faahfaahisay duqaymo ay ka fuliyeen Koonfurta Soomaaliya.

War kasoo baxay taliska ciidamada Mareykanka ee qaaradda Afrika ayaa faahfaahin looga bixiyay howlgal Al-shabaab ka dhan ahaan oo 6-dii bishan ka dhacay deegaano katirsan…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay inay waajib tahay xoojin wadaniyada.

Madaxweynaha Jamuuriyada Fadaraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo kulan la qaatay fanaaniinta ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee Horseed ayaa ku Amaanay sugaanta wadaniyada ay…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha Turkiga oo soo jeediyay in si fiirsasho leh ciidamada Maraykanka looga saaro suuriya

Madaxweynaha Turkiga oo soo jeediyay in si fiirsasho leh ciidamada Maraykanka looga saaro suuriya Hoggaamiyaha wadanka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa soo dhaweeyay go’aankii dhigiisa…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha oo siyaasiyiinta ugu baaqay inay wadashaqeyaan

Hoggaamiyaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa madaxa siyaasadeed kula taliyay inay dhinac isaga dhigaan kala duwanaanshaha dhanka afkaarta ee u dhexeya oo ay diiradda saaraan…

Posted in WARARKA

Wasiirka arrimaha gudaha oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah burcadda Mombasa

Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha dalka iyo isku duwidda howlaha qaran Dr. Fred Matiang’I ayaa shaaca ka qaaday in laamaha ammaanka ay si weyn ula dagaalamayaan…