Posted in WARARKA

Madaxweynaha maamulka Jubaland oo wali kulamo la qaadanaya waxagradka gobolka jubada Hoose.

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam(Madoobe) ayaa wali wuxuu dhaq dhaqaaqyo iyo abaabul dagaal oo AL-shabaab ka dhan ah ka wadaa degmada Afmadoow ee Gobolka…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay saraakiisha ciidanka.

Madaxweynaha cusub ee Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweyne Ku Xigeenkiisa Axmed Cilmi Cismaan ayaa maanta waxay kulan deg deg ah la qaateen taliyaasha iyo…

Posted in WARARKA

Ciidamo dheeraad ah oo buux dhaafiyay magaalada Afgooye.

Wararka ka imaanaya magaalada Afgooye ee gobolka shabeelada Hoose dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in magaaladaasi ay maalmihii la soo dhaafay buux dhaafiyeen cutubyo katirsan ciidanka…

Posted in WARARKA

Taalibaan oo dishay ugu yaraan 13 ka mid ah ciidamada Afghanistan

Kooxda Taalibaan ayaa lagu soo warramayaa inay waqooyiga Afghanistan ku dishay ugu yaraan 13 sarkaal. Afhayeenka guddoomiyaha gobolka Balkh Munir Axmad Farhad, ayaa warfidiyeenka u…

Posted in WARARKA

Wasiir horay uga tirsanaa maamulka Israa’iil oo qirtay inuu u basaasay iiraan

Wasiir hore oo ka tirsanaa maamulka Israa’iil lagu magacaabo Gonen Segev ayaa qirtay inuu basaas u ahaa Iiraan. Waxaa uu ahaa wasiirkii tamarta Israa’iil bartamihii…

Posted in WARARKA

Saddex qof oo u dhashay Shiinaha oo la xiray kadib markii lagu helay eey hilibkii

Waxaa maanta maxkamadda la soo taagay afar eedeysane oo isugu jir saddex u dhashay wadanka Shiinaha iyo mid kenyaan ah oo ciidamada ammaanka ay ka…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Barasaabka Nairobi oo ka hadlay tallaabadii ay isku casishay wasiiraddii waxbarashada

Guddoomiyaha ismaamulka Nairobi Mike Sonko ayaa faahfaahin ka bixiyay tallaabadii maalmo ka hor ay xilkii ay haysay isaga casishay wasiiradii waxbarashada ee caasimadda dalka ,Janet…

Posted in WARARKA

Laba sarkaal oo horay uga tirsanaa guddiga EACC oo la ganaaxay

Waxaa ganaax lacageed oo dhan 800,000 oo shilin la saaray laba sarkaal oo horay uga mid ahaa howlwadeenada guddiga anshaxa iyo la dagaalanka musuqmaasuqa ee…

Posted in WARARKA

Madaxweyne ku xigeenka dalka oo difaacay Uhuru Kenyatta

Ku xigeenka madaxweynaha dalka William Ruto ayaa gaashaanka u daruuray hadal dhawaan ka soo yeeray xildhibaanka degaanka koonfurta Gatundu ee ismaamulka Kiambu Moses Kuria. Mr….

Posted in WARARKA

Ergeyga qaramada midoobay ee Yemen oo la kulmay madaxweyne Hadi

Danjiraha qaramada midoobay ee dalka Yemen Martin Griffiths ayaa kulan la qaatay madaxweynaha wadankaasi Cabdurabbu Mansuur Hadi. Labadan mas’uul ayaa isku arkay caasimadda boqortooyada sacuudi…