Posted in WARARKA

Taliska ciidanka xoogga Soomaaliya oo kormeeray fariisimaha ciiidanka.

Taliyaha ciidanka xoogga Dalka Soomaaliya sareeye Gaas Adan Cilmi Indha Qarshe oo ay wehliyaan taliska Ciidanka Booliska, Abaanduulihaia Ciidanka Xoogga iyo saraakiil kaleayaa kormeer ku…

Posted in WARARKA

Wasaaradda arrimaha dibadda oo sheegtay inuunan jirin kenyaan ku waxyeeloobay DRC iyo Gabon

Xoghayaha wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Macharia Kamau ayaa sheegay inay si dhow ula socdaan xaaladda wadamada jamhuuriyada dimuqaradiyadda Congo ee DRC iyo Gabon. Hasa…

Posted in WARARKA

Kulamo kala duwan oo ka socda magaalada Garowe.

Kulamo kala duwan oo looga hadlaayo Xaaladda deegaanada Puntland ayaa ka socda Magaalada Garowe ee xarunta gobolka Nugaal. Guddigii ay dowladda Soomaaliya shalay u dirtay…

Posted in WARARKA

Qaramada midoobay oo sheegtay in ugu yaraan 4,500 oo qof ay dhawaan ku barakaceen Myanmar

Jimciyadda qurumaha ka dhexeysa ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in dad ay tiradoodu kor u dhaafeyso 4,500 ay dhawaan ku barakaceen gudaha wadanka…

Posted in WARARKA

Waaxda booliska oo xal u raadineysa saraakiisha is dila

Waaxda qaran ee adeegga booliska ee NPS ayaa waddo qorsho ay doonayso inuu xal u noqdo kiisaska la soo tabiya ee ay naftooda uga takhalusaan…

Posted in WARARKA

Guddoomiyaha Kwale oo ka soo horjeestay in ismaamulada qaar la isku daro

Barasaabka maamul goboleedka Kwale , Salim Mvurya ayaa gaashaanka u daruuray baaqyada ka soo yeeray qaar ka mid ah siyaasiyiinta dalka oo ku aaddan in…

Posted in WARARKA

Madaxa xisbiga Thirdway Alliance oo dowladda ku dhaliilay qaabka ay musuqmaasuqa ula dagaallamayso

Hoggaamiyaha xisbiga Thirdway Alliance Dr. Ekuru Aukot ayaa maamulka talada haya ee jubilee ku dhaliilay qaabka uu ula tacaalayo falalka musuqmaasuqa ee lagu lunsado kheyraadka…