Posted in WARARKA

Maraykanka oo wali ku adkeysanayaa in uu ciidamadiisa kala bixi doono Suuriya

Xoghayaha Arimaha Dibada ee wadanka Mareykanka Mike Pompeo ayaa mar kale sheegay in Mareykanka uu ciidamadiisa kala bixi doono dalka Suuriya . Waxaa uu Pompeo…

Posted in WARARKA

3 qof oo ku dhimatay dibadbaxyo maanta ka dhacay Sudaan

3 qof ayaa maanta oo khamiis ah ku dhimatay dibadbaxyo ka dhacay dalka Sudaan sida ay sheegeen ciidamada booliska. Dibadbaxyadani ka dhacay wadanka Sudaan ayaa…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Sheikh maxamed ibraahin kinyaawe oo muqdisho kuqabandona muxadaro

shekh maxamed ibraahin shekh kinyaawe oo aaad loga yaqaano giyaga somalida aya malinta jumca muqdisho kuqabandona muxadaro uu ciwan uga dhigay cafi walalka.

Posted in WARARKA

Xildhibaanka Gatundu Moses Kuria oo sheegay in naftiisa ay halis ku jirto

Xildhibaanka laga soo doorto Koonfurta Gatundu Moses Kuria ayaa maanta sheegay in ay naftiisa halis ku jirto kadib markii uu dhawaan dhaleeceeyay madaxweynaha dalka Uhuru…

Posted in WARARKA

Ra’iisul wasaare Kheyre oo magacaabay guddiga Badbaadinta Hantida Qaranka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magacaabay guddiga Badbaadinta iyo Soo Celinta Hantida Qaranka Guddiga Badbaadinta iyo Soo Celinta Hantida Qaranka…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Suuqa khaadka magaalada Mandera oo gubtay

Aadan macalin cabdullaahi oo kamid ah wakiilada magaalada mandera lagasoodoorto gaar ahaan xaafada township ayaa kahadlay suuqa khaadka magaalada mandera oo gubtay qasaarobadana kasoogaartay dadkii…

Posted in Faallo

Moses Kuria oo beeniyay inuu iska casilay xilka xidhlibaanimo ee deegaanka waqoyga Kuria.

Xidhibaanka waqoyga Gatundu Moses Kuria ayaa maanta beeniyay warar dhawaanahan la isla dhexmaraayay oo sheegayay in mudanaha uu iska casilay xilkiisa mudananimo. Wargeyska THE star…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Aabo soomaaliyeed oo ku nool isamamulka wajeer oo dowlada isamamulkaasi ka codsaday in ay ku caawiyaan agabka beeraha

Aabo duur cidla ah beer kufasha ayaa dowlada kacodsaday inay kucaawiyaan agabka beeraha iyo abuurka Faah faahinta qodobkan waxaa wajeer inooga soo diray wariyaheena Abdiraxmaan…

Posted in WARARKA

Xuutiyiinta oo duqeymo diyaaradeed ku dilay xubno sare oo ka tirsan Militiriga Yemen

Weeraro loo adeegsaday diyaaradaha aan duuliyaha Laheyn ee loo yaqaano Drone-ka oo ay leeyihiin dagaalyahanada Xuutiyiinta ayaa waxaa lagu dilay shan askari oo ka tirsanaa…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Kulan dhexmaray guydoomiyaha Banaadir iyo wasiirka gargaarga Soomalia

Gudomiyaha gobolka banaadir iyo wasiirka wasarada gargaarka iyo musiiboyinka qaranka ayaa kulan dhexmaray waxay uga wada hadleen sidii dadka barkacyaasha wax loogu qaban lahaa