3 qof oo ku dhimatay dibadbaxyo maanta ka dhacay Sudaan

3 qof ayaa maanta oo khamiis ah ku dhimatay dibadbaxyo ka dhacay dalka Sudaan sida ay sheegeen ciidamada booliska.
Dibadbaxyadani ka dhacay wadanka Sudaan ayaa waxaa looga soo horjeeda xukumadda uu hogaamiyo Cumar Xassan Al-Bashiir.
Dadka dibadbaxa dhigayay ayaa ku dhawaaqayay ereyo ka dhan ah inay helaaan ‘caddaalad iyo xoriyad.
Dhaqaatirta dalka Suudaan waxay sheegeen in ugu yaraan 6 qof ay qabaan dhawaacyo rasaas isla markaasna hadda ay daweynayaan.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *