DHAGEYSO:Aabo soomaaliyeed oo ku nool isamamulka wajeer oo dowlada isamamulkaasi ka codsaday in ay ku caawiyaan agabka beeraha

Aabo duur cidla ah beer kufasha ayaa dowlada kacodsaday inay kucaawiyaan agabka beeraha iyo abuurka
Faah faahinta qodobkan waxaa wajeer inooga soo diray wariyaheena Abdiraxmaan Mucaawiye

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *