Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Gudoomiyaha ismaamul goboleedka Nairobi Mike Sonko ayaa la filayaa inuu birito ku dhawaaqo ku xigeenkiisa.

Warkani oo dhameystran waxaa inoo haya wariyaheena Nairobi Farxan Ali Mukhtar  

Posted in WARARKA

Digreeto isbeddelo lagu shaaciyay oo uu soo saaray madaxweynaha Turkiga

Digreeto maanta oo khamiis ah ka soo baxday xafiiska madaxweynha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa lagu sameeyay isbeddelo dhanka hay’adaha dowliga ah. Waxaa Turkiga uu…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo tagay Baraawe

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed laftagareen, Guddoomiyaha Golaha Wakiilada KGS Mudane C/qaadir Shariif Sheekhuna, Wasiiro, Xildhibaano iyo siyaasiyiin kale ayaa goordhow gaaray…

Posted in WARARKA

Madaxweyne Dani oo kulan deg deg la qaatay Golaha Wasiiradda

Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta 10 January waxa uu si rasmi ah u Shir guddoomiyey shirka golaha Xukuumadda ee maamulka Puntland. Shirka…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Gudoomiye Yariisow oo ka hadlay maqaamka Muqdisho

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan injineer Yariisow ayaa markii ugu horreysay ka hadlay Maqaamka Caasimadda soomaaliya. Waxaa uu sheegay in…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Haweenka siyaasiyiinta ah oo sheegay inay la shaqeynayaan madaxweynaha dalka

Haweenka siyaasiyiinta ah oo isugu jiro xildhibaano, guddoomiyaal, senetaro iyo wakiilada haweenka ee degaanada kala duwan ee dalka oo maanta shir jaraaid qabtay ayaa sheegay…

Posted in WARARKA

Wasiirka arrimaha gudaha oo isbeddelo dhowr ah sameeyay

Wasirika wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Dr. Fred Matiangi ayaa sameeyay isbeddelo ballaaran oo dhanka maamulka ah. Waxaa uu shaaca ka qaaday in tallaabadan ay…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Shacabka Madogashe oo ka cabanaya inaynan helin adeegyada aasaasiga ah

Dadweynaha ku nool magaalada Madogashe ee ismaamulka Garissa ayaa cabasho ka muujiyay inaynan haysan qaar kamid ah adeeg yada lagama maarmaanka u ah bulshada. Maxamad…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha Maraykanka oo isaga baxay kulan socday

Hoggaamiyaha Maraykanka Donald Trump ayaa kadib markii uu carooday isaga baxay kulan uu la lahaa mas’uuliyiinta xisbiga dimuquraadiga ah iyadoo ay burbureen wada xaajoodyadii ku…

Posted in WARARKA

Howlgal Ka Socda Xaafado Ka Tirsan Magalada Marka

Ciidamada Dowladda Soomaaliya gaar ahaan kuwa Millateriga ayaa saaka waxaa lagu soo warramayaa inay howlgal ka wadaan Xaafado ka tirsan Magalada Marka ee Gobolka Shabeellaha…