Xuutiyiinta oo duqeymo diyaaradeed ku dilay xubno sare oo ka tirsan Militiriga Yemen

Weeraro loo adeegsaday diyaaradaha aan duuliyaha Laheyn ee loo yaqaano Drone-ka oo ay leeyihiin dagaalyahanada Xuutiyiinta ayaa waxaa lagu dilay shan askari oo ka tirsanaa milatariga Yemen oo ka mid yahay taliye ciidan,sida uu sheegay afhayeenka xuutiyiinta
Weerarkaan ayaa khamiista maanta ah ka dhacay xerada ciidanka Milatariga Yemen ee Al Canad halkaasi oo ay ka socotay dhoolatus milatari.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *