Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Maamulka Hir-Shabeelle Oo Bilaabaya Howlgal Ka Dhan Ah Al-Shabaab

Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa shaaca ka qaaday inay diyaariyeen Ciidamo loogu talo galay sugida Amniga sigaar ah furitaanka deegaanada ay Go’domiyeen Al-Shabaab. Afhayeenka Maamulka Hir-Shabeelle…

Posted in WARARKA

Maxkamada Myanmar oo diiday in ay sii deeyso Suxufiyiin u shaqeeya wakaalada wararka ee Reuters.

Maxkamad ku taalo wadanka Myanmar ayaa diiday in ay racfaan ku siideyso laba wariye ee u shaqeeya wakaalada wararka ee Reuters. Tani ayaa xanuun xun…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Dhalinyarada iyo dumarka ismaamulka garissa oo loo qoondeeyay lacag dhan boqol iyo kontan milyan oo shilin.

Xukumada ismaamulka Garissa ayaa wadaa qorsho ay ku maal galinayso dhalinyarada iyo dumarka , waxana loo qondeeyay lacag dhan boqol iyo kontan milyan oo shilin….

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Xildhibaano hore oo bayaan soo saaray

Mudanayaal horay uga tirsanaa baarlamaanka dalka oo ku midoobay ururka FOPA ayaa maanta shir jaraaid qabtay. Waxay soo bandhigeen bayaan ay ku soo jeediyeen arrimo…

Posted in WARARKA

Kal-Fadhigii Afaraad Ee Aqalka Sare Oo Soo Xirmay

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa lagu sheegay in uu xirmay Kal-fadhiga Afaraad ee Aqalka Sare….

Posted in WARARKA

Maamulka gobolka Banaadir oo baaraya dabkii xalay ka kacay Suuqa Bakaaraha

Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasadda Gobolka Banaadir, Maxamed Cabdullaahi Tuulax ,oo ka hadlay Debkii Xalay ka kacay Suuqa Bakaaraha ayaa sheegay in ay baaritaano sameyn…

Posted in WARARKA

Dowladda UK oo caasimadda Nairobi ugu deeqday 152 milyan oo shilin

Caasimadda dalka ee Nairobi ayaa dowladda ingiriiska ka heshay deeq lacageed oo dhan 152 Milyan oo shilin si loogu adeegsado maareynta musiibooyinka. Lacagtan ayaa waxaa…

Posted in WARARKA

2 qof oo daacuun ugu dhimatay ismaamulka Narok

Laba qof ayaa la sheegay inay maamul goboleedka Narok ugu dhinteen cudur looga shakiyay inuu yahay daacuunka. Isbitaalka weyn ee dowlad degaankaasi ayaa waxaa dhanka…

Posted in WARARKA

Canada oo soo dhaweyn doonto hal milyan oo qaxooti ah

Baarlamaanka wadanka Canada ayaa shaaciyay inuu jiro qorsho dowladda dalkaasi ay ku doonayso inay ku qaabisho ugu yaraan hal milyan oo qaxooti cusub ah. Saddexda…

Posted in WARARKA

Dowladda Turkiga oo amartay in la xiro 100 eedeysane oo lala xariirinayo Fetxullahi Gulen

Dowladda Turkiga ayaa amar ku bixisay in xabsiyada loo taxaabo in ka badan 100 eedeysanayaal ah oo isugu jiro saraakiil militari iyo xubno horay uga…