Cabdiwali Gaas oo ka digay in ciidamada Puntland ee ka soo baxaaya furimaha hore ee dagaalka.

Madaxweynihii hore ee dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Dr. Cabdiweli Maxamad Cali gaas ayaa ka digay ciidamada ka soo baxaya furimaha hore ee dagaalka.
Ciidamada ayuu ku booriyay inay sii wadaan howlgalada lagu xasilinayo degaanada Puntland
Waxaa uu dhanka kale carrabka ku dhuftay inuu ku kalsoonyahay madaxweynaha cusub ee dhawaan la doortay Saciid Cabdullahi Deni oo uu ku raja weynyahay inuu wax ka beddeli karo xaaladda hada ka jirta dowlad degaankaasi.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *