DHAGEYSO:Dhalinyarada iyo dumarka ismaamulka garissa oo loo qoondeeyay lacag dhan boqol iyo kontan milyan oo shilin.

Xukumada ismaamulka Garissa ayaa wadaa qorsho ay ku maal galinayso dhalinyarada iyo dumarka , waxana loo qondeeyay lacag dhan boqol iyo kontan milyan oo shilin.
Cadow Jubat oo ah wasirka ganacsiga iyo dalxiiska ee dawlada Garissa ayaa arintan faa faahin ka siiyay idaacada STAR FM

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *