DHAGEYSO:Maamulka Hir-Shabeelle Oo Bilaabaya Howlgal Ka Dhan Ah Al-Shabaab

Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa shaaca ka qaaday inay diyaariyeen Ciidamo loogu talo galay sugida Amniga sigaar ah furitaanka deegaanada ay Go’domiyeen Al-Shabaab.
Afhayeenka Maamulka Hir-Shabeelle Daa’uud Xaaji Ciiro ayaa sheegay in deegaanada mararka qaar ay weerada ka geystaan Al-Shabaab ee Gobolka Shabeellaha Dhexe howlgalka laga bilaabi doono.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *