DHAGEYSO:Machadka KEMRI oo digniin u jeediyay shacabka Waqooyi bari

Machadka dowladda dhexe u qaabilsan sameynta darasaadka caafimaad ee KEMRI ayaa sheegay in xanuuno ku dhaca xoolaha nool ee la dhaqdo ay suurtagal tahay in loo gudbiyo shacabka ku nool gobolka waqooyi bari.
Mid ka mid ah howlwadeenada machadkan ayaa faahfaahin ka bixiyay xanuunkaasi iyo fariinta ay u hayaan dadka isticmaala caanaha iyo hilibka xoolaha waxaana hadaladiisa ka mid ahaa

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *