DHAGEYSO:Xildhibaan Sheegay In Dowladda Xureyn La’dahay Wadada Maka Almukarama Iyo Afgooye

Xildhibaan Xassan Cabdi Ismaaciil oo ka tirsan Golaha Shacabka ayaa ka hadlay qorshaha lagu doonayo in Shabaab looga saarayo Gobolka Jubbada Dhexe.
Xildhibaanka ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyay inay weli xureyn la’dahay Wadada Maka Almukarama ee Magalada Muqdisho iyo degmada Afgooye sida uu hadalka u dhigay.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *