Maxkamada Myanmar oo diiday in ay sii deeyso Suxufiyiin u shaqeeya wakaalada wararka ee Reuters.

Maxkamad ku taalo wadanka Myanmar ayaa diiday in ay racfaan ku siideyso laba wariye ee u shaqeeya wakaalada wararka ee Reuters.
Tani ayaa xanuun xun ku reebtay qooysakii ay ka soo jeedaan suxufiyiintaasi.
Xaasaska labadaasi wariye Wa Lone iyo Kyaw Soe ayaa maxkamada ka baxay iyaga oo ilmaynayaa .
Bishii Dec ee sanadkii 2017-kii ayay ahayd markii labadaasi wariye ay gacanta ku dhigeen militiriga gobolka muslimiinta ee Rakhine halkaasi oo ay milatariga ka wadeen howlgalo balaaran oo ka dhan ah shacabka.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *