Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Xildhibaan Sheegay In Dowladda Xureyn La’dahay Wadada Maka Almukarama Iyo Afgooye

Xildhibaan Xassan Cabdi Ismaaciil oo ka tirsan Golaha Shacabka ayaa ka hadlay qorshaha lagu doonayo in Shabaab looga saarayo Gobolka Jubbada Dhexe. Xildhibaanka ayaa dowladda…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Machadka KEMRI oo digniin u jeediyay shacabka Waqooyi bari

Machadka dowladda dhexe u qaabilsan sameynta darasaadka caafimaad ee KEMRI ayaa sheegay in xanuuno ku dhaca xoolaha nool ee la dhaqdo ay suurtagal tahay in…

Posted in WARARKA

Wasaaradda tacliinta oo arday ka badan 50 kun u ogolaatay inay dugsiyada bedeshaan

Wasaaradda waxbarashada ee dalka ayaa shaaca ka qaadday in arday ay tiradoodu gaareyso 50,420 oo ku biiraya fasalka koowaad ee dugsiyada sare ee dalka ay…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha dalka oo amray in loorkii galeeyda lagu iibiyo 2,500

Hoggaamiyaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa rasmiga ah ee Facebook-ga ku sheegay inuu amar siiyay wasiirka wasaaradda beeraha Mr. Mwangi…

Posted in WARARKA

Hay’adda Amnesty oo ku baaqday in baaritaano caalami ah lagu sameeyo dilkii wariye Khashoggi

Hay’adda caalamiga ee xuquuqul aadanaha ee Amnesty ayaa mar kale ku baaqday in baaritaano caalami ah oo madax bannaan lagu sameeyo dilkii wariye Jamal Khashoggi….

Posted in WARARKA

Mugabe oo boorso lacag ah laga xaday

Saddex qof ayaa maxkamad lagusoo taagay dalka Zimbabwe, kuwaas oo lagu eedeeyey in ay xadeen boorso ay ku jirto $150,000 oo kaash ah oo uu…

Posted in WARARKA

2 qof oo ku dhimatay shil ka dhacay Kilifi

Laba qof ayaa ilaa iyo hadda la xaqiijiyay inay ku dhinteen shil ka dhacay ismaamulka Kilifi ee gobolka xeebta. Shilka ayaa yimid kadib markii ay…

Posted in WARARKA

Wasaaradda Amniga oo xabsiga dhigtay Sarkaal ka tirsan Ciidanka Booliska

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay xabsiga dhigtay Sarkaal ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo dhawaan Muuqaal laga soo duubay xilli uu qof haween ah…

Posted in WARARKA

Cabdiwali Gaas oo ka digay in ciidamada Puntland ee ka soo baxaaya furimaha hore ee dagaalka.

Madaxweynihii hore ee dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Dr. Cabdiweli Maxamad Cali gaas ayaa ka digay ciidamada ka soo baxaya furimaha hore ee dagaalka. Ciidamada…

Posted in WARARKA

Ardyda dugsiyada hoose dhexe ee la siinayo casharo ka dhan ah musuqmaasuqa

Guddiga anshaxa iyo la dagaalanka musuqmaasuqa ee EACC ayaa shaaca ka qaaday in ardayda dhigta dugsiyada hoose dhexe ee dalka ay dhawaan qaadan doonaan casharo…