Posted in WARARKA

Boolsiak dalka France oo dibadbaxyasha jakada jaalada u adeegsaday sunta dadka ka ilmeysiisa

Booliska magalada Paris ayaa u adeegsaday dibadbaxyaal baaburta biyaha seyra iyo sunta dadka ka ilmeysiisa,Dibadbaxyasha ayaa ku sugna aaga taalada Arc de Triomphe maanta. Waa…

Posted in WARARKA

Mid kam id ah musharaxintii doorashada DRC oo maxkamada ka doonayo inay kansasho natiijada.

Martin Fayulu, oo kalinta labaad soo galay doorashadii dalka Congada dimuqradiyeed bishi anu ka soo gudubnay ayaa maxkamada dastuurka ka doonay inay kansasho natiijada. Feli…

Posted in WARARKA

Wiil 19 sano jir ah oo xabsi daa’in lagu xukumay kadib markii uu gabar yar xaamila ka dhigay.

Mohamed Dagane Abdi oo ka soo jeeda ismaamulka Wajeer ayaa lagu xukumay xabsi daa’in kadib markii uu xaamila ka dhigay gabar 11 sano jir ah….

Posted in WARARKA

Guddiga JSC oo ogalaaday shaqaleysiinta 40-garsoore

Guddiga adeega garsooka ayaa ansixiyay shaqaaleysiinta ila iyo 40-garsoorayaal si loo yareeyo garsora yarida maxkamdaha. Kulan ay magala xebedka ku yesheen ,Guddiga ayaa ayaa ansixiyay…

Posted in WARARKA

Barasabka ismamaulka Kisumu oo isbitaal la dhigay

Gavana Anyang’ Nyong’o ayaa maanta la dhigay isbitalka Aga khan ee ismaamulka Kisumu ka dib markii uu dareemay xanun xiligi lagu guda jiray xafladii lagu…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Madaxweyne Deni oo shaaciyay sida xukuumadda uu soo dhisayo

Madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay doorka xukuumada uu soo dhisi doono ay ku yeelan doonaan Haweenka. Waxa uu sheegay…

Posted in WARARKA

Ciidan Somali iyo Mareykan oo weerar ka fuliyay deegaanka Hantiwadaag ee Shabellaha hoose

Wararka naga soo gaaraya DeEgaanka Hantiwadaag ee Gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in xalay uu weerar ka dhacay degaankaas. Degaanka Hantiwadaag, waxaa uu 12km u…

Posted in WARARKA

Diyaaradaha Israel oo duqeeyay magaalada dimishiq ee dalka Suqriya

Diyaaradaha dagaalka ee wadanka Israael ayaa lagu soo waramayaa in ay weeraro ka gaysteen magaalada Dimishiq ee wadanka Suuriya. Ciidamada difaaca ee dalka Suuriya ayaa…

Posted in WARARKA

Qarax sababay Gas oo ka dhacay magaalada Paris ee dalka France

Qarax xoogan ayaa lagu soo waramayaa inuu ruxay Magaalada Paris ee dalka Faransiiska kadib markii uu qaraxani ka dhasahy gaas qabsaday bad. Qaraxan ayaana ka…

Posted in WARARKA

Shaqaalaha dowladda Mareykanka oo ka cabanaya Mushaar la’aan

Waxaa maalintii 22-naad mushaar la`aan ah boqollaal kun oo ka tirsan shaqaalaha dowladda Mareykanka, tan oo noqoneysa muddadii ugu dheereyd ee ay shaqaalaha dowladda mushaar…