Barasabka ismamaulka Kisumu oo isbitaal la dhigay

Gavana Anyang’ Nyong’o ayaa maanta la dhigay isbitalka Aga khan ee ismaamulka Kisumu ka dib markii uu dareemay xanun xiligi lagu guda jiray xafladii lagu caleemoi saarayay Badariga Kisumu Philip Anyolo.
Madaxa isbitalka Dr.Sam Oula ayaa sheegay in barasabka la keenya isbiatalka ka dib markii uu dareemay canuun xili munaasabada ay ka socotay Jaamacada Uzima ee magalada Kisumu.
Dr.Sam waxa uu xusay in daweyn wanagsan la siiyay isla markana ay xaladiisu dagantahay.
Xoghayaha isgaarsiinta Prof Nyong’o Aloice Ager ayaa marka la weydiiyay waxa uu sheegay in barasabka uu sheegay inuu doonayao baaritaan caafimad,Wax dhib ah majiro.
Prof Nyong’o waxa uu ka qayb ahaa masu’liyintii jooga xafladii lagu caleema saaraye Bishopka cusub ee Kisumu.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *