Boolsiak dalka France oo dibadbaxyasha jakada jaalada u adeegsaday sunta dadka ka ilmeysiisa

Booliska magalada Paris ayaa u adeegsaday dibadbaxyaal baaburta biyaha seyra iyo sunta dadka ka ilmeysiisa,Dibadbaxyasha ayaa ku sugna aaga taalada Arc de Triomphe maanta.
Waa todobadkii sagaalaad oo ay ka dibadbaxayaan wax ka badalida dhaqaalaha madaxweyne Emmanuel Macron.
Booliska magalada Paris waxay sheegen in 40-qof la qabtay manta ka hor dibadbaxa iyo ka dib oo intooda badani ay siteen hub.
Saraakisha amanka waxay sheegen in aysan gabi ahaanba u dulqaadan doonin rabshadihi hareeyay ee ka dhashay dibadbaxyada tan iyo markay bilabeen laba bil ka hor.Waxana la howl galiyay 80,000 oo ciidamada amanka ah guud ahaan dalka.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *