Diyaaradaha Israel oo duqeeyay magaalada dimishiq ee dalka Suqriya

Diyaaradaha dagaalka ee wadanka Israael ayaa lagu soo waramayaa in ay weeraro ka gaysteen magaalada Dimishiq ee wadanka Suuriya.
Ciidamada difaaca ee dalka Suuriya ayaa sheegay in duqeymahaasi ay iska difaaceen .
Ma jiraan warar sheegayaa in dad ay ku waxyeeloobeen duqeymahaasi ay diyaaradaha Israel la beegsadeen magaalada Dimishiq.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *