Guddiga JSC oo ogalaaday shaqaleysiinta 40-garsoore

Guddiga adeega garsooka ayaa ansixiyay shaqaaleysiinta ila iyo 40-garsoorayaal si loo yareeyo garsora yarida maxkamdaha.
Kulan ay magala xebedka ku yesheen ,Guddiga ayaa ayaa ansixiyay in la shaqaleysiiyo 20-garsooyaal oo ka howl galaya maxkamada deeganka iyo dhulka, 10-garsoorayaal oo ka howl galaya maxkamada shaqada iyo shaqalaha iyo 11-garsoorayaal oo ka howl gali doona maxkamada racfanka.
Prof Tom Ojienda,oo xubin ka ah guddiga JSC ayaa xsuay inay mar dhaw dadka ugu yeerayaan inay soo dalbadaan,balse ma uusan cadeyn wakhtiga rasmiga ah ee ay aqbalayaan codsiyada.
Seddxadi sano ee anu soo dhafnay lix garsoorayaal ayaa howl gab ka noqday maxkamada ugu sare ee dalka waxayna kala yihiin, Madaxii hore ee cadaalada Willy Mutunga,ku xigenkiisa Kalpana Rawal iyo garsoore Philip Tunoi.
Seddaxdaasi garsoore durbadiiba waa la buuxiyay xafiisyadii ay baneeyeen,Balse Guddiga JSC ma uusan shaqaleysiin garsoorayaal badan oo ka howl gala maxkamada labad ee ugu sare dalka.
Maxkamada racfanka , Garsoore John Mwera, Anyara Emukule, Festus Azangalala iyo GBM Kariuki, ayaa howl gab noqday waxayna ka tageen kaliya 20-garsoore.
Waxa jira afar maxkamada racfanka ah oo ku kala yaala ismaamulada Nairobi, Kisumu, Malindi and Nyeri.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *