Mid kam id ah musharaxintii doorashada DRC oo maxkamada ka doonayo inay kansasho natiijada.

Martin Fayulu, oo kalinta labaad soo galay doorashadii dalka Congada dimuqradiyeed bishi anu ka soo gudubnay ayaa maxkamada dastuurka ka doonay inay kansasho natiijada.
Feli Ekeombe oo ah qareenkiisa ayaa sheegay inay dalabka Fayulu uu yahay in maxkamada ay meesha ka saarto guusha Felix.
Xulafada Fayulu ayaa ku eedeynaya shakhsiga mucaradka dalkasi lagu dhawaqay inuu ku guuleystay doorashada Felix Tshisekedi uu heshiis qarsoodi ah la sameeyay madaxweynaha xilka ka dagaya Joseph Kabila.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *