Posted in WARARKA

DHAGEYSO WARKA DUHURNIMO EE 13/1/2019 STAR FM

NEWS 13-01-2019 13 30

Posted in WARARKA

Ra’iisul wasaare Khayre oo soo geba gebeeyey la xisaabtanka Golaha wasiirada

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa soo gebegebeyay isla-xisaabtanka golaha wasiirrada oo si joogta ah u socday muda shan maalin ah….

Posted in WARARKA

Ururka KUPPET oo ka hadlay waxbarashada sare ee dalka

Madaxda ururka ay ku mideysanyihiin macalimiinta dalka ee KUPPET ayaa walaac ka muujiyay inay wadanka ka jiraan caqabado dhowr ah oo la xariira tacliinta sare….

Posted in WARARKA

Barasaabka Kisumu oo daryeel caafimaad loogu soo qaaday Nairobi

Guddoomiyaha ismaamulka Kisumu ee gobolka Nyanza Prof. Anyang’ Nyong’o ayaa daryeel caafimaad oo dheeraad ah maanta loogu soo qaaday magaaladatani Nairobi. Arrintan ayaa timid kadib…

Posted in WARARKA

Shaqooyinka maamulada Maraykanka oo maalinkii 23-aad xanniban

Waxaa maalinkii 23-aad xanniban howlaha maamulada Maraykanka iyadoo weli la isku maandhaafsanyahay gidaarka madaxweynaha dalkaasi Donald Trump uu doonayo inuu ka dhiso xadka kala qeybiyo…

Posted in WARARKA

Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya Oo Baaq U Diray Madaxweyne Saciid Deni

Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya ee dowladii Cabdullaahi Yuusuf Axmed, Ismaaciil Hurre Buubaa ayaa ka hadlay Doorashadii dhawaan uu ku soo baxay Madaxweynaha cusub…

Posted in WARARKA

Maxkamadda oo go’aan ka soo saartay musaafurintii haween u dhashay Pakistan

Maxkamad uu fadhigeedu yahay magaaladatani Nairobi ayaa gaashaanka u daruurtay codsi ku aaddana in wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Dr. Fred Matiangi iyo dhigiisa cayaaraha Rashid…

Posted in WARARKA

Kalkaaliyaasha ismaamulka Tharaka-Nithi oo shaqa joojin ku hanjabay

Kalkaaliyaasha ka howlgalo isbitaalada dowladda ee maamul goboleedka Tharaka-Nithi ayaa wacad ku maray inay 21 maalmood kadib shaqa joojin sameynayaan. Waxay doonayaan in la siiyo…

Posted in WARARKA

Maamulka Gobolka Banaadir oo billaabay tirakoobka Shaqaalaha Dowladda Hoose

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaala madaxda soomaaliyeed ee Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (injineer Yarisow) ayaa sheegay in ujeedka ugu muhiimsan ee tirakoobka shaqaalaha Dawladda…

Posted in WARARKA

Waxgarad soo jeediyay in 9-ka bisha saddexaad laga dhigo maalin fasax qaran ah

Koox waxgarad kenyaan ah ayaa soo jeediyay in dowladda ay ku dhawaaqdo in 9-ka bisha saddexaad ee sannad kasta ay tahay maalin qaran oo fasax…