Barasaabka Kisumu oo daryeel caafimaad loogu soo qaaday Nairobi

Guddoomiyaha ismaamulka Kisumu ee gobolka Nyanza Prof. Anyang’ Nyong’o ayaa daryeel caafimaad oo dheeraad ah maanta loogu soo qaaday magaaladatani Nairobi.
Arrintan ayaa timid kadib markii uu xanuunsaday oo laga baaray cudurka dhiig karka.
Madaxa isbitaalka Aga Khan Dr Sam Oula ayaa warbaahinta u sheegay in barasaabka laga soo duuliyay gagida caalamiga ee diyaaradaha ee Kisumu.
Shalay ayay ahayd markii uu xannuunsaday Prof. Nyong’o xili uu ka qeyb galayay xaflad lagu caleema saarayay mid ka mid ah madaxda kaniisadaha maamul goboleedkaasi.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *