Kalkaaliyaasha ismaamulka Tharaka-Nithi oo shaqa joojin ku hanjabay

Kalkaaliyaasha ka howlgalo isbitaalada dowladda ee maamul goboleedka Tharaka-Nithi ayaa wacad ku maray inay 21 maalmood kadib shaqa joojin sameynayaan.
Waxay doonayaan in la siiyo lacagaha gunnooyinka ee la xariira fasaxa iyo sido kale labiska shaqo.
Guddoomiyaha kalkaaliyaasha ee laanta ismaamulka Tharaka-Nithi Fabian Marigu, ayaa sheegay in dowladda ay muddo dheer qaadato inay lacagahaasi bixiso sidaasi awgeedna intan ka bdan aynan sii sugi karin.
Mr .Marigu ayaa intaasi ku daray inay sugayaan in laga dhabeeyo arrimaha dallacsiinta iyo in la siiyo mushaaraad kaga maqan dowladda.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *