Day: January 14, 2019
Turkiga oo ka jawaabay hanjabaadda Trump
Dowladda Turkiga ayaa si caro leh uga jawaabtay hanjabaadda ka soo yeertay madaxweynaha Maraykanka Donald Trump. Mr. Trump ayaa ku goodiyay inuu burburin doono dhaqaalaha…
DHAGEYSO:Xildhibaanada Golaha Shacabka Oo Ansixiyay Wax Ka Bedelka Xeerkii Bangiga Dhexe
Xildhibaanada Golaha Shacbaka Federaalka ah oo Maanta dood adag ka yeeshay Xeer Maamul Xulida Guddiga Agaasinka Bankiga Dhexe ayaa Maanta ansixiyay wax ka bedel lagu…
Madaxa cusub ee guddiga EACC oo la dhaariyay
Waxaa maanta si rasmi ah loo dhaariyay madaxa cusub ee fulinta ee guddiga anshaxa iyo la dagaalanka musuqmaasuqa ee EACC Mr. Twalib Mbarak. Waxaa lagu…
DHAGEYSO:Gudi ka socday wasaarada wax barashada Dalka oo booqday Garissa
Gudi ka socday wasaarada wax barashada Dalka o ku wareegaya guud ahaan Dalka ayaa magalada Garissa kula kulmay waxyada ay qusaysa wax barashada e Garissa…
DHAGEYSO:Dadka farsamada gacanta kushaqeeysta ismaamulka wajir oo bulshada kala kulmo takoor
Dadka farsamada gacanta kushaqeeysta ismaamulka wajir oo bulshada kala kulmo takoor
Dowladda Kilifi oo laba jibaareysa lacagaha ardayda looga bixiyo waxbarashada
Maamul goboleedka Kilifi ee gobolka xeebta ayaa shaaciyay inuu laba jibaarayo lacagaha ardayda danyarta ah looga bixiyo tacliinta dugsiyada ee loo yaqaano bursary. Dhaqaalahan oo…
3 eedeysane oo loo haysto weerarkii Westgate
Maxkamad uu fadhigeedu yahay Nairobi ayaa sheegtay in saddex ka mid ah afar qof oo lagu soo eedeyay inay ka dambeyeen weerarkii 2013-kii lagu qaaday…
DHAGEYSO:Madaxweynaha Cusub ee maamulka Puntland oo xilkiisa la wareegay.
Munaasabad ay xilka ku kala wareegayeen madaxweynaha cusub ee dhawaan loo doortay maamul goboleedka Puntland iyo madaxweynihii hore ayaa maanta lagu qabtay xarunta Madaxtooyada Maamulka…
Baarlamaanka Soomaaliya oo Ansixiyay xeerka wax ka badalka hanti dhowrka guud ee Qaranka
Xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa Maanta ansixiyay wax ka bedel lagu sameeyay hindise sharciyeedka hanti dhowrka guud ee Qaranka Soomaaliyeed. Guddoomiyaha Baarlamaanka…
Maamulka IPOA oo baaraya ku dhawaad 200 oo dilal sharci darro ah
Maamulka madaxa bannaan ee kormeerka ku sameeya howlaha booliska ee IPOA ayaa sheegay inuu baaritaano ku hayo 190 kiisas ah oo la xariira dilalka sharci…