DHAGEYSO:Gudi ka socday wasaarada wax barashada Dalka oo booqday Garissa

Gudi ka socday wasaarada wax barashada Dalka o ku wareegaya guud ahaan Dalka ayaa magalada Garissa kula kulmay waxyada ay qusaysa wax barashada e Garissa .
waxaana gudigan loo igmaday inay la tashi balaaran ka la sameyaan shuruucda wax barashada Dalka guud ahaan dadka ay qusaysa wax barshada .
masuuliyiinti kulanka ka qayb galay ayaa waxa kamid ahaa Cabdirisaaq Xusen o ah xoghayaha ururka macalimiinta Dalka laanta Garissa oo faa faahin ka siiyay idaacada STAR FM qodobada loo soo bandigay.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *