Maamulka IPOA oo baaraya ku dhawaad 200 oo dilal sharci darro ah

Maamulka madaxa bannaan ee kormeerka ku sameeya howlaha booliska ee IPOA ayaa sheegay inuu baaritaano ku hayo 190 kiisas ah oo la xariira dilalka sharci darrada .
Sarkaalka dhanka isgaarsiinta u qaabilsan maamulkan Mr. Dennis Okech ayaa sheegay inay ilaa iyo hadda baaritaano ku sameyeen 292 kiis.
IPOA ayaa maxkamadda geysay 6 dhacdo halka 30 kalena weli la dhageysanaya.
Kiisaska uu maamulkan dabagalka ku sameynaya waxaa ka mid ah dhacdo 6 qof lagu toogtay xaafadda Dandora ee magaaladatani Nairobi iyo hooyo lagu magacaabo Cabdia Cumar oo lagu dilay Mandera.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *