Madaxa cusub ee guddiga EACC oo la dhaariyay

Waxaa maanta si rasmi ah loo dhaariyay madaxa cusub ee fulinta ee guddiga anshaxa iyo la dagaalanka musuqmaasuqa ee EACC Mr. Twalib Mbarak.
Waxaa lagu dhaariyay xaflad uu guddoominayay madaxa cadaaladda ee dalka Mr .David Maraga oo ka dhacday maxkamadda ugu sarreysa ee wadanka.
Arrintan ayaa timid kadib markii baarlamaanka uu 18-kii bishii Disembar ee sannadkii 2018-kii ansaxiyay Mr.Mbarak.
Sarkaalkan oo horay militariga u qaabilsanaa dhanka sirdoonka ayaa xilkan kala wareegaya Halakhe Waqo.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *