Day: January 15, 2019
DHAGEYSO:Cabdirisaaq Xusen ayaa ku baaqay in wasaarada wax barashada Dalka ay maamul wax barashada ay ku wareejisa gudiga wax barshada dadka reer guuraga ah eDalka e looyaqaana NACONEK
Xoghayaha ururka macalimiinta Dalka laanta Garissa, Cabdirisaaq Xusen ayaa ku baaqay in wasaarada wax barashada Dalka ay maamul wax barashada ay ku wareejisa gudiga wax…
DHAGEYSO:Abaanduulaha booliska oo shacabka ugu baaqay inay isdejiyaan kadib weerar ka dhacay Nairobi
Abaanduulaha ciidamada booliska ee dalka Mr. Joseph Boinnet ayaa shacabka kenyaanka ah ugu baaqay inay isdejiyaan iyadoo galinkii dambe ee maanta uu qarax ka dhacay…
Qilaafka shiinaha iyo Canada oo sii xoogsaday kadib markii xukun dil ah lagu xukumay nin u dhashay Canada
Dowlada Canada ayaa cambaaraysay xukun dil ah oo Maxkamad ku taala shiinaha ay ku xukuntay muwaadin Canadian ah oo u xiran xukuumada Beijing. Ra’isul wasaaraha…
Gudoomiyaha cusub ee EACC oo wacad ku maray in uu ladagaalami doono musuqmaasuqa
Madaxa cusub ee fulinta ee guddiga anshaxa iyo la dagaalanka musuqmaasuqa ee EACC Twalib Mbarak ayaa wacad ku maray in uu la shaqeyn doono kooxaha…
DHAGEYSO:WAR_DEG DEG
Kormeeraha Guud ee Booliska Joseph boinet oo fahfahin kooban ka bixiyay qaraxii gor dhow ka dacay hotelka Desut ee magaladatani Nairobi
WAR_DEG DEG
Hoteelka Dusit ayaa waxa laga maqlaya qarax iyo rasas, Booliska ayaa jooga goobta oo ay ka mid yihiin kuwa u tababaran weerarada. Si dhaw ayaan…
DHAGEYSO WARKA DUHURNIMO EE IDAACADA STAR FM 15.1.2019
Xarunta xisbiga mucaaradka Zimbabwe oo dab la qabadsiiyay
Xisbiga mucaaradka dalka Zimbabwe ee MDC ayaa sheegay in xarunta xisbigooda uu ku lahaa magaalada caasimadda ah ee Harare dab la qabasiiyay. Sawirro laga soo…
Qilaafka shiinaha iyo Canada oo sii xoogsaday kadib markii xukun dil ah lagu xumay nin u dhashay Canada
Dowlada Canada ayaa cambaaraysay xukun dil ah oo Maxkamad ku taala shiinaha ay ku xukuntay muwaadin Canadian ah oo u xiran xukuumada Beijing. Ra’isul wasaaraha…
Sarkaal sare oo ka tirsan Taalibaan oo xabsiga la dhigay
Ururka Taalibaan ayaa xaqiijiyay in Sarkaal sare oo ka tirsan Taalibaanta Afqanistaan lagu xiray magaalada Peshwar ee dalka Pakistaan. Ururka ayaa sheegay in ninka la…