Posted in WARARKA

Qarax lala beegsaday isbahaysi uu Maraykanka hogaamiyo oo ku sugnaa waqooyiga Suuriya.

Dad badan ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhinteen qarax xoogan oo ka dhacay magaalada Manbij ee waqooyiga wadanka Suuriya. Qaraxan ayaa waxaa lala…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Qaar ka mid ah qaxootiga soomaaliyeed ee dib uga laabtay Dhadhaab ayaa cabasho ka muujiyay duruufo noololeed

Qaar ka mid ah qaxootiga soomaaliyeed ee dib uga laabtay Dhadhaab ayaa cabasho ka muujiyay duruufo noololeed oo ku haysta magaalada Kismaayo sida ay ku…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO: Laba qof oo lala xariirinayo weerarkii shalay galab lagu qaaday dhismaha Dusit ee magaala madaxda dalka

Laba qof oo lala xariirinayo weerarkii shalay galab lagu qaaday dhismaha Dusit ee magaala madaxda dalka ayaa waxaa gacanta ku dhigay laamaha ammaanka kadib hawlgalo…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Wasaarada dhulalka ee Garissa oo bilawday qorsha ay dadweynaha ku ogaan karaan lahaanshaha dhulka

Waaxda dhulka ee Dawlada ismaamul goboleedka Garissa ayaa bilawday qorsha ay dad waynaha ku ogaan karaan wadada saxda ah ee ay ku heli karaan warqadaha…

Posted in DHAGEYSO WARARKA WARARKA

DHAGEYSO WARKA DUHURNIMO EE IDAACADA STAR FM 16.1.2019

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2019/01/NEWS-16-01-2019-1.30pm.mp3
Posted in WARARKA

Urur goboleedka IGAD oo cambaareeyay weerarkii Dusit

Urur goboleedka IGAD ayaa bayaan uu soo saaray si kulul ugu cambaareeyay weerarkii shalay lagu qaaday dhismaha Dusit oo lagu dilay 14 qof. Xoghaha fulinta…

Posted in WARARKA

14 qof oo ku dhimatay weerarkii ka dhacay Nairobi

Madaxweynaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta oo saaka khudbad ka jeediyay madaxtooyada wadanka looga arrimiyo ee State House ayaa sheegay in weerarkii galinkii dambe ee shalay…

Posted in WARARKA

Golaha hoggaamiyaasha ismaamulada oo kenyaanka midnimo ugu baaqay

Golaha ay ku mideysanyihiin guddoomiyaasha ismaamulada dalka ee COG ayaa shacabka kenyaanka ah ku booriyay inay midnimo muujiyaan oo ay caawiyaan dadka ay waxyeeladu ka…

Posted in WARARKA

Booliska Soomaaliya oo ka hadlay sababta loo xidhay gabadh la dhalatay xildhibaanada Muna-key.

Afhayeenka ciidanka Booliska Soomaaliyeed Qaasim Axmed Rooble ayaa ka warbixiyay sababtii loo xiray gabar ay walaalo yihiin Xildhibaan Muno Khaliif Abuu (Muna Kay) oo lagu…

Posted in WARARKA

Madaxda midowga Yurub oo u digay dowladda ingiriiska

Hoggaamiyaasha midowga yurub ayaa sheegay inuu gabaabsi yahay wakhtiga u harsan dowladda ingiriiska ka hor inta aynan isaga bixin EU-da. Arrintan ayaa timid kadib markii…