Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Dawlada qadar ayaa dawlada somaliya kuwarejisay gadiid ciidan waxaana kalawareegay wasiirka gashandhiga somaliya.

Dawlada qadar ayaa dawlada somaliya kuwarejisay gadiid ciidan waxaana kalawareegay wasiirka gashandhiga somaliya.

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Raisal wasaraha somaliya ayaa kormeer kuutagay qaarkamida xarumaha wasradaha somaliya.

Raisal wasaraha somaliya ayaa kormeer kuutagay qaarkamida xarumaha wasradaha somaliya.

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Madaxweyne Farmaajo oo Sheegey in Dowladda Federaalku ay xoojineysa wada shaqeynta ay la leedahay Dowlad Goboleedyada.

Madaxweyne Farmaajo oo Sheegey in Dowladda Federaalku ay xoojineysa wada shaqeynta ay la leedahay Dowlad Goboleedyada. Abdiqadir qoslaye  

Posted in WARARKA

Dad badan oo loo xiray weerarkii lagu qaaday Dusit D2 ee Nairobi

Waaxda dembi baarista ee DCI-da oo guda gashay baaritaano ku aaddan weerarkii 15-kii bishan lagu qaaday dhismaha Dusit ee magaaladatani Nairobi ayaa loo xiray 9…

Posted in WARARKA

Suxufi u dhashay dalka Ghana oo la dilay

Suxufi u shaqaynayay si qarsoodi ah oo u dhashay wadanka Ghana gacana ka gaystay inuu soo bandhigo musuqmaasuqa ka jiraa kubadda cagta ee qaarada Afrika…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Wasiirka Gaashaandhigga soomaaliya oo ka hadlay Gaadiidka Dowlada Ka Heshay Qatar

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Maxamed (Amar-dambe) ayaa dowladda Qatar uga mahad celiyay Gaadiidka Gaashaaman oo Maanta ay ku wareejisay Dowladda Soomalaiya. Waxa…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Dadka dhulka iska qabsanayaa ee ismamaulka Garissa oo digniin loo diray

Dawlada ismaamulka Garissa ayaa digniin adag udirtay dadka dhulka iska qabsanayaan oo odanayaa si uu unoqda dhul shakhsi ahaan ay u leeyihiin. maxamad Cabdi Shaale…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Ardayda aanan helin natijo wanaagsan ee imtixaankii KCSE-da oo maanta wajeer ka dhigay banaanbax

Waxaa maanta mudaaharaad kadigay magaalada wajir guud ahaan ardaydii imtixaanaadkooda waxba kama jiraanka laga digay Ardaydan oo la hadlay warbaahinta ayaa baaq u diray dowladda…

Posted in DHAGEYSO WARARKA WARARKA

DHAGEYSO WARKA DUHURNIMO EE IDAACADA STAR FM 17.1.2019

 

Posted in WARARKA

Dowlada Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirkooda.

Wafddi uu hoggaaminayo wasiirka wasaarada amniga gudaha Xukuumadda Fedraalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaalee oo ku sugan magaalada Ankara ee caasimadda dalka Turkiga ayaa la…