Day: January 18, 2019
DHAGEYSO WARKA DUHURNIMO EE IDAACADA STAR FM 1.30PM 18.1.2019
Xildhibaanka galbeedka Wajeer oo xilkiisi waayay
Maxkamadda sare ee dalka ayaa maanta waxba kama jiraan ka soo qaadday natiijadii ka soo baxday doorashadii xildhibaananimo ee degaanka Galbeedka Wajeer oo uu 8-dii…
Ganacsatada iyo madaxda xaafadda islii oo cambaareeyay weerarkii Dusit
Waxaa maanta xaafadda islii ee degaanka Kamukunji lagu qabtay isku soo bax ay ka soo qeyb galeen, shacabka , gacansatada iyo sido kale xildhibaanka degaanka…
Gudiga tiro koobka hantida dadweynaha ee Puntland oo la magacaabay.
Kulankii Golaha Wasiirada maamul goboleedka Puntland oo markii labaad uu shir guddoomiyey Madaxweynaha Cusub ee Puntland ayaa waxaa uu Magacaabay Guddiga dabagalka iyo Tirakoobka hantida…
Puntland oo shaacisay tirada dadka Qaxootiga ee deeganadeeda gaadhay sanadkii hore.
Maamulka Puntland ayaa faahfaahin ka bixiyay tiradda Dadka Qaxootiga ee soo galay degaanada maamulkaas sanadkii aan ka soo gudubnay ee 2018-ka. Puntland ayaa sheegtay in…
Dab xalay ka kacay Suuq ku yaala Afgooye oo qasaare uu ka dhashay.
Waxay faahfaahino dheeraad ah ka soo baxayaan dab Xalay saqdii dhexe ka kacay Suuq ku yaalla degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose,waxaana dabkaas uu geystay…
Itoobiya oo fursado badan u ogolaaneysa qaxootiga
Baarlamaanka dalka Itoobiya ayaa ansixiyay hindise sharciyeed u ogolaanayo qaxootiga ku nool dalkaasi inay helaan xuquuq dheeri ah. Waxyaabaha ku xusan hindise-sharciyeedka waxaa kamid in…
Midowga Afrika oo ku baaqay in dib loo dhigo natiijada kama dambeyska ee DRC
Kadib kulan uu shalay yeeshay midowga Afrika ayaa waxaa laga soo saaray baaq ku aaddan in dib loo dhigo shaacinta natiijada kama dambeyska ah ee…
Xeer ilaaliyaha guud ee dalka oo difaacay xulashada Khawar Qureshi
Xeer ilaa liyaha guud ee dalka Mr. Paul Kihara Kariuki ayaa galinkii dambe ee shalay difaacay tallaabadii lagu soo magacaabay qareenka Prof Khawar Qureshi inuu…
Hay’adda laanqeerta cas oo sheegtay in la helay dhammaan dadkii la raadinayay kadib weerarkii Dusit
Hay’adda laanqeerta cas Kenya ayaa shaaca ka qaadday in la helay dhammaan dadkii la waayay ee ay eheladooda raadinayeen kadib weerarkii ay 21 qof ku…