Abbe laba gabdhood oo uu dhalay ku dilay xaafadda Shauri Moyo

Ciidamada ammaanka ayaa gacanta ku dhigay aabbe lagu eedeyay inuu laba carruur ah oo uu dilay uu ku dilay xaafadda Shauri Moyo ee magaaladatani Nairobi.
Gabdhahan ayaa da’dooda lagu kala sheegay 10 sano iyo saddex sano.
Waxay wararku intaasi ku darayaan in laga takhalusay abaare 6:30 aroornimo ee saaka.
Ciidamada booliska ayaa kala ceyriyay dad isugu soo baxay inay dilaan aabaha falkaasi geystay.
Taliyaha saldhigga booliska ee Buruburu ,Geoffrey Mayiek ayaa warbaahinta u sheegay inay saraakiisha guda galeen baaritaano dhacdadan ku aaddan.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *