
Guddoomiyaha ismaamulka Tana River ee gobolka xeebta Dhadho Godhana ayaa ku baaqay in albaabada la isugu dhufto dhammaan xeryaha qaxootiga ee ku yaaladda gudaha wadanka.
Waxaa uu sheegay in Somaaliya hadda amnigeedu uu yahay mid sugan sidaasi awgeedna qaxootiga soomaaliyeed laga doonayo inay dib u laabtaan.
Sido kale , Godhana ayaa xusay in dowladda dhexe laga doonayo inay baaritaano ku sameyso qaxootiga ku nool wadanka si loo xaqiijiyo inay haystaan dokumeentiyada saxda ah waxaana hadaladiisa ka mid ahaa