Posted in DHAGEYSO WARARKA WARARKA

DHAGEYSO WARKA DUHURNIMO EE IDAACADA STAR 1.30PM 23/1/2019

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2019/01/NEWS-23-01-2019-13-30.mp3
Posted in WARARKA

Dacwad ay wajahayeen eedeysanayaal lala xariiriyay weerarkii Jaamacadda Garissa oo dib loo dhigay

Maxkamadda ayaa maanta dib u dhigtay go’aan la filayay inay ka soo saarto dacwad ka dhan ah 5 eedeysane oo lala xariiriyay weerarkii bishii afaraad…

Posted in WARARKA

Saraakiisha guddiga EACC oo howlgalo ka sameeyay xafiiska barasaabka Wajeer

Qaar ka mid ah howlwadeenada guddiga anshaxa iyo la dagaalanka musuqmaasuqa ee EACC ayaa maanta baaritaano ka sameeyay xafiiska guddoomiyaha ismaamulka Wajeer Maxamad Cabdi Maxamuud….

Posted in WARARKA

Banaan baxyo ka dhacay magaalada Dhuusamareeb.

Wararka aan ka helayno degmada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegaya inuu halkaasi ka saaka ka dhacay banaanbax looga soo horjeedo…

Posted in WARARKA

xubin ka tirsan wasaarada arimaah gudaha Soomaaliya oo la dilay.

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya Koox hubeysan ay maanta Magaalada Muqdisho ku diley qof la sheegay inuu ka mid ahaa shaqaallaha Wasaaradda Arrimaha…

Posted in WARARKA

Gudoomiyaha gobolka banaadir oo la kulmay Safiiirka Masar ee dalka Soomaaliya.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa Maanta Aqalka Dowladda Hoose ku soo dhaweeyay Danjiraha Cusub ee Dowladda Masar u fadhinaya…

Posted in WARARKA

Ra’iisul wasaaraha Itoobiya oo cafis u fidiyay 13,000 oo maxaabiis ah

Ra’iisul wasaaraha wadanka Itoobiya Abiy Axmad ayaa lagu soo warramayaa inuu cafis u fidiyay in ka badan 13,000 qof oo maxaabiis ah. Dadkan ayaa dacwado…

Posted in WARARKA

Guddiga xoojinta midnimada oo maanta shir ku qabanaya ismaamulka Samburu

Guddiga talasiinta ee xoojinta midnimada ee loo yaaqaano BBI ayaa maanta la filaya inuu maamul goboleedka Samburu gaar ahaan hoolka shirarka ee magaalada Maralal ku…

Posted in WARARKA

Musalia Mudavadi oo ka hadlay shaqada loo dhiibay wasiirka arrimaha gudaha

Madaxa xisbiga ANC horayna u soo noqday ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Musalia Mudavadi oo ka hadlay xilkii shalay madaxweynaha uu u magacaabay wasiirka wasaaradda…

Posted in WARARKA

Madaxweynihii hore oo Soomaaliya oo sheegay in qanuun adag loo baahan yahay.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warbaahinta u sheegay in Soomaaliya ay u baahan tahay qaanuun iyo Sharciga adag oo dadka iyo dalka…