Posted in WARARKA

Venezuela oo xariirka u jartay Maraykanka

Madaxweynaha wadanka Venezuela ,Nicolas Maduro ayaa shaaciyay inu dowladiisa ay xariirka u jartay Maraykanka. Arrintan ayaa timid kadib markii madaxweynaha xukuumadda Washington Mr. Donald Trump…

Posted in WARARKA

Dacwado musuqmaasuq oo ka dhan ahayd wiilka Zuma oo la laalay

Dacwad oogayaasha wadanka Koonfur Afrika ayaa meesha ka saaray dacwado la xariiray musuqmaasuqa oo ka dhan ahaa wiil uu dhalay madaxweynihii hore ee dalkaasi Jacob…

Posted in DHAGEYSO WARARKA WARARKA

DHAGEYSO WARKA DUHURNIMO EE IDAACADA STAR FM 1.30PM 24.1.2019

 

Posted in WARARKA

Olole ka dhan ah xagjirnimada oo lagu daahfuray Garissa

Waxaa ismaamulka Garissa ee gobolka waqooyi bari lagu daahfuray olole lagu doonayo in dhalinyarada looga wacyigeliyo fikradaha khaldan ee wax u dhimaya xasiloonida wadanka. Barnaamijkan…

Posted in WARARKA

Maxkamadda oo go’aan ka soo saartay xijaabka ay ardayda xirtaan

Maxkamadda ugu sarreysa wadanka ee Supreme Court ayaa maanta dhinac isaga dhigtay go’aan horay uga soo baxay maxkamadda racfaanka oo ay ardayda muslimiinta ah ugu…

Posted in WARARKA

Guddoomiyaha Nairobi oo sheegay inuu si weyn ula dagaallaamayo musuqmaasuqa

Barasaabka ismaamulka Nairobi Mike Sonko ayaa wacad ku maray in maamulka uu hoggaamiyo uunan marnaba u dulqaadan karin si weyna ula tacaalayo falalka waxisdabamarinta. Waxaa…

Posted in WARARKA

Qaramada midoobay oo ammaantay dhaqaalaha dalka

Jimciyadda qurumaha ka dhexeysa ayaa ammaantay dhaqaalaha wadanka waxayna sheegtay in la rajeynayo inuu sii kobco sannadkan gudihiisa iyo sannadaha soo socdo. Hasa ahaate waxaa…

Posted in WARARKA

Shirka dib u dhiska Soomaaliya oo lagu wado in la soo gabagabeeyo.

Ra’isulwasaaraha Soomaaliya ayaa maanta wuxuu maalinkii labaad shir gudoominayaa shirka dib u dhiska Soomaaliya oo ka socda magaalada Muqdisho. Kulanka waxaa ka soo qayb galay…

Posted in WARARKA

Wasiirka Warshadaha Soomaaliya oo ganacsatada ugu baaqay inay jabiyaan qiimah korontada iyo biyaha.

Wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha dowlada Fedraalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in ganacsatada Soomaaliyeed looga baahan yahay inay u turaan dadka Soomaaliyeed…

Posted in WARARKA

Rag kufsi lagu eedeeyay oo Guriceel lagu xiray

Maamulka degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa galinkii danbe ee shalay waxay soo bandhigeen Afar ruux oo lagu eedeeyay inay siwadajir ah kufsi ugu geysteen…