Posted in DHAGEYSO WARARKA WARARKA

DHAGEYSO WARKA DUHURNIMO EE IDAACADA STAR FM 1.30PM 25/1/2019

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2019/01/NEWS-25-01-2019-13-30.mp3
Posted in WARARKA

Shiinaha oo xiray muwaadin u dhashay Australia

Wararka naga soo gaaraya Shiinaha ayaa sheegaya in mamulada wadankasi ay gacanta ku dhigeen qoraa dhalasho ahaan ka soo jeedo Australia . Waxaa ninkan loo…

Posted in WARARKA

Kooxaha xuquuqul aadanaha oo baaq u diray Sacuudiga

Kooxaha u dooda xuququul insaanka ayaa boqortooyada Sacuudi Carabiya ka codsaday inay u ogolaato inay u tagaan dad la xiray. Arrintan ayaa imaanaysa hal maalin…

Posted in WARARKA

59 qof oo ku dhimatay daadad saameeyay Indonesia

Ugu yaraan 59 qof ayaa ilaa iyo hadda la xaqiijiyay inay ku dhinteen wadanka Indonesia kadib markii uu dhul go’o saameeyay koonfurta gobolka Sulawesi. Ururada…

Posted in WARARKA

Madaxweyne ku xigeenka dalka oo taageeray amar ka soo baxay hoggaamiyaha dalka

Ku xigeenka madaxweynaha dalka , William Ruto ayaa hoggaamiyaha wadanka Mr. Uhuru Kenyatta ku taageeray amar uu dhawaan soo saaray. Amarkaasi oo uu Mr. Kenyatta…

Posted in WARARKA

Guddoomiyaha ismaamulka Nyandarua oo digniin ka soo saaray musuqmaasuqa iyo habacsanaanta

Barasaabka maamul goboleedka Nyandarua ee gobolka bartamaha dalka Mr.Francis Kimemia ayaa digniin adag u diray shaqaalaha dowlad degaankaasi ee ku kaca falalka musuqmaasuqa ama laga…

Posted in WARARKA

Shacabka Kwale oo ka soo horjeestay amar shalay ka soo baxay maxkamadda ugu sarreysa wadanka

Dadweynaha iyo culimaaudiinka ku nool ismaamulka Kwale ee gobolka xeebta ayaa gaashaanka u daruuray go’aan shalay ay soo saartay maxkamadda Supreme Court. Maxkamadda ayaa dhinac…

Posted in WARARKA

Xeer ilaaliyaha dalka oo waaxda garsoorka ugu baaqay inay la dagaallanto musuqmaasuqa

Xeer ilaaliyaha guud ee dalka Mr. Paul Kihara Kariuki ayaa waaxda garsoorka ee wadanka ku booriyay inay ka soo baxdo kaalinteeda ku aaddan la dagaalanka…

Posted in WARARKA

Duqaymo ka dhacay koonfurta Soomaaliya oo qasaare ka dhasheen.

Khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay duqeymo dowladda Mareykanka ay ka fulisay degmooyinka Jilib iyo Buurhakaba ee gobolada Bay iyo waliba gobolka…

Posted in WARARKA

Magaalada garowe oo ay ku sii ququlayaan madaxda dowlada iyo mucaaradka.

Magaalada Garowe ee Caasimadda maamulka Puntland, waxaa lagu waddaa in saacaddaha soo socda ee maanta ay gaaraan Wafuud ka kala socoto dowladda dhexe ee Soomaaliya,maamul…