Posted in DHAGEYSO WARARKA WARARKA

DHAGEYSO WARKA DUHURNIMO EE IDAACADA STAR FM 27/1/2019

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2019/01/NEWS-27-01-2019-13-30.mp3
Posted in WARARKA

Guddoomiyaha Golaha Shacabka soomaaliya Oo Magacaabis Sameeyay

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa waxaa lagu magacaabay Lataliyaha sare ee dhinaca Warbahinta ee Gudoomiyaha…

Posted in WARARKA

Hoggaamiyaha aqlabiyadda baarlamaanka oo si adag uga hadlay go’aankii ka soo baxay maxkamadda ee xijaabka ardayda

Hoggaamiyaha aqlabiyadda baarlamaanka dalka ahna xildhibaanka laga soo doortay degaanka Garissa Township ee ismaamulka Garissa Aaden Barre Ducaale ayaa bulshada muslimiinta ah ugu baaqay in…

Posted in WARARKA

Booliska oo sheegay in labadii qof ee ku dhaawacantay qaraxii xalay ee Nairobi la daaweeyay

Waaxda qaran ee adeega booliska ayaa marba marka ka sii dambeysa bayaan ka soo saareysa qaraxii xalay ka dhacay bartamaha caasimadda wadanka ee Nairobi oo…

Posted in WARARKA

In ka badan 50 xabaal wadareed oo laga helay Congo

Hay’ad u ololeysa arrimaha xuquuqul aadanaha ayaa sheegtay in galbeedka jamhuuriyadda dimuqaradiga Congo ee DRC laga helay ugu yaraan 50 xabaal wadareedyo ah. Arrintan ayaa…

Posted in WARARKA

In ka badan 20 qof oo ku dhintay qaraxyo ka dhacay Filibiin

Wararka naga soo gaaraya koonfurta wadanka Filibiin ayaa sheegaya in qaraxyo mataano ah oo halkaasi laga fuliyay ay ku dhinteen ugu yaraan 25 qof. Weeraradan…

Posted in WARARKA

Safiirkii Canada ee Shiinaha oo shaqada laga ceyriyay

Ra’iisul wasaaradaha wadanka Canada Justin Trudeau ayaa shaqada ka tiray safiirkii dalkaasi u qaabilsanaa Shiinaha John McCallum. Arrintan ayaa timid kadib hadal uu jeediyay Mr…

Posted in WARARKA

Madaxda maamul goboleedyadda iyo Dowladda dhexe oo maanta Shiraya

Magaalada Garowe ee caasimadda maamul goboleedka soomaaliyeed ee Puntland, waxaa maanta lagu waddaa in uu ka furmo shir u dhaxeeya Madaxweynaha dowladda federaalka soomaaliya Maxamed…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha soomaaliya oo cafis ka dalbaday madaxda gobolada

Madaxweynaha dowladda federaalka soomaaliya Maxamad Cabdullahi Maxamad Farmaajo ayaa faahfaahin ka bixiyay saameynta uu leeyahay musuqmaasuqa iyo dhibaatooyinka laga dhaxlo khilaafka soo noqnoqda ee ka…

Posted in WARARKA

Kenya oo qaramada midoobay ka codsatay inay soomaaliya ka taageerto dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab

Dowladda Kenya ayaa jimciyadda qurumaha ka dhexeysa ka codsatay inay maalgeliso dagaalka ay soomaaliya kula jirto xarakada Al-shabaab. Xoghayaha dhanka maamulka ee wasaaradda arrimaha dibadda…