Posted in WARARKA

Carruur lagu laayay koonfur-galbeed dalka tanzania

Lix carruur ah oo ku noola koonfur-galbeed ee wadanka Tansaaniya ayaa la dilay waxaana lagala baxay indhaha iyo ilkaha . Qaar ka mid ah maydadka…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:FASAX KORDHINTA LOO SAMEEYAY GOLAHA GUURTIDA SOMALILAND

FASAX KORDHINTA LOO SAMEEYAY GOLAHA GUURTIDA SOMALILAND

Posted in WARARKA

Kullan lagu xalinayo khilaafka DFS iyo dowlad goboleedyadda oo la iclaamiyay

Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta shir jaraa’id oo uu ku qabtay Magaalada Garoowe warbaahinta ugu sheegay in ay marti gelin doonaan shir…

Posted in WARARKA

Xildhibaanka Bariga Nakuru David Gikaria oo dacwado lagu soo oogay

Xildhibaanka Bariga Nakuru David Gikaria ayaa la xiray maanta oo Isniin ah kadib markii lagu soo oogay sideed dacwadood oo ka dhan ah khiyaano dhul….

Posted in WARARKA

Margaret Saitoti oo lagu soo oogay dacwad

Waxaa dacwad lagu soo oogay xaaskii uu ka dhintay wasiirkii hore ee wasaarada amniga dalka Margaret Saitoti, kadib markii lagu eedeeyay in ay wadooyiin ka…

Posted in WARARKA

Xukumadda dalka oo shaacisay in gawaarida loo ogleyn in ay gudaha u galaan bartamaha Nairobi maalinta sabtida iyo arbacada

Laga bilaabo bisha Febraayo ee sanadkan maalinta Sabtida iyo Arbacada ayaa bartamaha magaala madaxda dalka loo ogoleyn in ay gudaha u galaan gawaarida dadweynaha ay…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Ganacsatada magaalada mandera oo ka cabanayaa canshuur kordhin

Ganacsatada magaalada mandera oo baryahaanba kulamo isdaba joog ah kulahaa magaalada mandera ayaa maanta bayaan cabasha ah ka soo saaray canshuur kordhin ay dowlada ismaamulka…

Posted in WARARKA

Hay’adda Amnesty oo dhaliishay go’aankii maxkamadda ee Xijaabka

Hay’adda caalamiga ee xuquuqul aadanaha ee Amnesty laanteeda Kenya ayaa bayaan ay ka soo saartay go’aankii dhawaan ka soo baxay maxkamadda ugu sarreysay wadanka ee…

Posted in WARARKA

Jimciyadda qurumaha ka dhexeysa oo baaq u dirtay kooxaha isku haya Yemen

Qaramada Midoobey ayaa kooxaha isaga soo horjeedo wadanka Yemen u soo jeedisay inay sameeyaan wax waliba oo karaankooda ah si loo badbaadiyo noolosha shacabka. Arrintan…

Posted in WARARKA

10 qof oo lagu dilay weerar ka dhacay Burkina Faso

Weerar looga shakiyay inuu yahay mid argagixiso oo laga geystay wadanka Burkina Faso ayaa waxaa ku dhintay 10 qof. Koox hubeysan ayaa xilli hore soo…