Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO WARKA DUHURNIMO EE IDAACADA STAR FM 29/1/2019

 

Posted in WARARKA

Agaasimaha dacwad soo oogidda oo wacad ku maray in la xoojinayo dagaalka ka dhanka ah musuqmaasuqa

Agaasimaha waaxda dacwad soo oogidda dalka Mr. Nuurdiin Xaaji ayaa ballanqaaday in la sii laba jibaarayo dagaalka ay dowladda kula jirto musuqmaasuqa. Waxaa uu carrabka…

Posted in WARARKA

56 milyan oo qof oo guud ahaan dunida u baahan gargaar cunno

Warbixin cusub oo la soo saaray ayaa lagu sheegay in qiyaastii 56 milyan oo qof guud ahaan caalamka ay si degdeg ah ugu baahanyihiin gargaar…

Posted in WARARKA

In ka badan 6 qof oo ku dhimatay qarax ka dhacay Yemen

Qarax bambo loo adeegsaday oo galinkii dambe ee shalay ka dhacay koonfurta bari ee dalka Yemen ayaa illaa iyo hadda la xaqiijiyay inay ku dhinteen…

Posted in WARARKA

Shacabka Nairobi oo ka hadlay qorshaha baabuurta looga saarayo bartamaha caasimadda

Qaar ka mid ah dadweynaha ku nool magaaladatani Nairobi ayaa walaac ka muujiyay qorsho shalay ay shaaca ka qaadday dowladda dhexe oo la doonayo in…

Posted in WARARKA

11 qof oo ku dhimatay shil ka dhacay Eldoret

11 qof ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhinteen shil ka dhacay magaalada Eldoret ee ismaamulka Uasin Gishu kadib markii uu gadoomay mid ka mid…

Posted in WARARKA

Dad barakacayaal ah oo ku dhibaataysan deegaanka Garasbaaleey.

Wararka ka imaanaya deegaanka Garasbaaleey ee duleedka magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in deegankaas ay xaalad nololeed oo aad u daran ku…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha Jabuuti oo sheegay in ciidanka Soomaaliya ay awoodaan sugida amniga dalkoda.

Madaxweynaha Jamhuuiryada Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ka hadlay Qorshaha Ciidamada ka socda dalalka Midowga Africa ee AMISOM ay kaga baxayaan dalka Soomaaliya ,wuxuuna sheegay…

Posted in WARARKA

Maraykanka oo xayiraad saaray shirkadda shidaalka ee Venezuela

Maamulka madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa cunaqabateyn saaray shirkadda shidaalka ee wadanka Venezuela. Tallaabooyinkan oo laga cabsi qabo inay saameyn ku yeeshaan dhaqaalaha Venezuela ayaa…

Posted in WARARKA

Wasiirka shaqaalaha oo daahfuray 400 oo milyan oo deeq waxbarasho ah

Wasiirka wasaaradda shaqaalaha iyo badbaadinta bulshada Ukur Yatani ayaa ismaamulka Marsabit ku daahfuray deeq waxbarasho oo ay ka faaiideysanayaan ugu yaraan 22,000 oo ah arday…