Posted in WARARKA

Madaxweynaha Venezuala oo sheegay inuu diyaar u yahay wadahadalka mucaaradka dalkaasi

Madaxweynaha dalka Venezuela Nicholas Maduru ayaa maanta sheegay inuu diyaar u yahay in ay wadahadal yeeshaan mucaaradku uu taagersanyahay dalka Maraykank Dhinaca kale Maxkamadda ugu…

Posted in WARARKA

12 qof oo ku dhimtay roobab ka da’ay dalka Sacuudiga

Dad gaarayaa 12 qof ayaa ku dhimatay roobab weyn oo ka da,ay dalka sacuudiga sida ay shaacisay waaxda difaaca dadweynaha ee boqortooyada Sacuudi Carabiya. Roobka…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Xaalada Jigjiga oo degan caawa

Waxaa maanta deggan xaaladda magaalada Jigjiga ee Dowlad Deegaanka Soomaalida kaddib markii ciidammada militariga ay la wareegeen waddooyinka magaalada Jigjiga. Tan ayaa imaanaysaa Kaddib shir…

Posted in WARARKA

Ciidamada ka hortaga arrgagixisada oo maanta baaritaan ku sameeyay xafiiska NTSA

Ciidamada booliska eek a hor-taga kooxaha argagixisada ee loo yaqaano (ATPU) ayaa maanta abaare 9-kii ama 3 saac ee subaxnimo baaritaano kas ameeyay xafiiska maamulka…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Qiimaha lagu kala iibsada xoolaha magalada wajer oo hoos u dhac ku yimid

Qiimaha lagu kala iibsada xoolaha magalada wajer ayaa hoos udhac lagadaremaya magaalada mar aynu booqane suqa qorahay oo kamid ah suqayada lagu kala iibsada xolahaa…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Ururada bulshada rayidka sida culimaaudiinka,odayaasha dhaqanka,dhalinyarada,ururada xuquuqda aadanaha udhaqdhaqaaqo oo maalmahan kulan kulaha magaalada mandera ayaa maanta soo saaray go’aan ay si adag uga soo hor jeedaan go’aankii maxkamada dalka kenya ay dhawaan gabdhaha muslimiinta xijaabka ugudiiday

Ururada bulshada rayidka sida culimaaudiinka,odayaasha dhaqanka,dhalinyarada,ururada xuquuqda aadanaha udhaqdhaqaaqo oo maalmahan kulan kulaha magaalada mandera ayaa maanta soo saaray go’aan ay si adag uga soo…

Posted in WARARKA

Muhaajiriin lagu la’yahay xeebaha Jabuuti

Qaramada Midoobey ayaa shaacisay in la la’yahay dad kor u dhaafaya 130 qof oo muhaajiriin ah kaddib markii labo doonyood oo ay saarnaayeen ay kula…

Posted in WARARKA

Dhalinyaro si iskaa wax uqabsa ah ee degmada beledxaawo ayaa uga bilaabay geeda abuur xili nabaad guur la sheegay inay keentay jarista dhirta ay kajirto deegaanada hoos yimaado degmadaasi oo inta badan ay abaartu ku soo noqnoqoto

Dhalinyaro si iskaa wax uqabsa ah ee degmada beledxaawo ayaa uga bilaabay geeda abuur xili nabaad guur la sheegay inay keentay jarista dhirta ay kajirto…

Posted in WARARKA

Dowladda UK oo safiir cusub usoo magacaawday Soomaaliya

Dowladda boqortooyada UK ayaa maanta safiir cusub waxa ay usoo magacowday dalka Soomaaliya. Safiirka cusub ee UK u fadhin doonaa waddanka Soomaaliya ayaa loo magacaabay…

Posted in WARARKA

Guddomiyaha ismamulka Embu oo maxkamada ay ayidisay doorashadiisa

Gavanaha ismaamulka Embu Martin Wambora ayaa arkay kiisas badan oo maxkamadeed,Qaarkood waa uu ku guula dareystay balse ugu dambayn asaga ayaa guusha raacda. Maantana maalmahaas…