Posted in WARARKA

Sacuudiga oo dib u helay 106 bilyan oo doolar kadib howlgalo ka dhan ahaa musuqmaasuqa

Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa lagu soo warramayaa inay soo gabagabeysay howlgaladii ay wadday ee ka dhanka ahaa musuqmaasuqa kaddib markii la soo celiyay 106 bilyan…

Posted in WARARKA

Hogaamiyaha Mucaaradka Venezuela oo sheegay in ay sii socon doonaan dibadbaxyada ka jirtaa dalkaasi

Hogaamiyaha mucaaradka ee dalka Venezuela oo si iskiisa isugu magacaabay inuu yahay madaxweynaha Venezuela ayaa sheegay in ay sii socon doonto xiisada siyaasadeed ee ka…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Mootooyiin la sheegay in ay diiwaan gashneyn

Lamaha ammaanka oo wali wadaa baaritaanada ku aadan weerarkii DusitD2 ee magaaladatan nairobi ayaa sheegay in ay jiraan mootooyiin badan oo aan la diiwaangalin kaasi…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Shacabka Garissa oo ugu baaqay in ay ka qeyb qataan barnaamijka tirakoobka guud ee soo socda

Cabdulqadir Ibrahim saytuun oo kamid ah siyaasinta iyo aqoonyahanka gobolka waqooyi bari gaar ahaan ismaamulka Garissa ayaa shacabka ugu baaqay in ay ka qeyb qataan…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Maamulka iyo madaxda magalada gabiley ayaa kormeer ku sameeyay beero dalag lagu abuuray oo halkaasi ku yaalo.

Maamulka iyo madaxda magalada gabiley ayaa kormeer ku sameeyay beero dalag lagu abuuray oo halkaasi ku yaalo.

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka ayaa maanta daah-furay waaxda xal uhelida barakacayasha gobolka banadir.

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka ayaa maanta daah-furay waaxda xal uhelida barakacayasha gobolka banadir.

Posted in WARARKA

Wasaarada caafimaadka ee dalka oo sheegtay in looska Nuzeet uu halis ku yahay aadanaha

Wasaaradda Caafimaadka ee dalka ayaa dadka uga digtay in ay isticmaalaan looska shiidan ee loo yaqaano Nuzeet ayaa dib u soo ceshatay ‘Nuteez’ kaasi oo…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Rw kheyre oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirada Wadamada Sweeden iyo Norway

Rw kheyre oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirada Wadamada Sweeden iyo Norway

Posted in WARARKA

Militiriga dalka Suudaan” oo sheegay in aysan oggolaan doonnin in dalka la bur-buriyo

Taliyaha guud ee Ciidanka difaaca Suudaan, Jeneraal, Kamal Abdul Macruuf, ayaa sheegay in aysan oggolaan doonin in la bur-buriyo Dalka, Qarankana la fashiliyo. Taliye, Kamaal,…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Dhalinyarada ka shaqeysta dhaqidda baabuurta ee magaalada Kismaayo oo codsi u dirsaday dowladda

Dhalinyarada ka shaqeysta dhaqidda baabuurta magaalada Kismaayo ayaa dowladda maamul goboleedkaasi ka codsaday inay siiso deeq waxbarasho sida ay ku soo warramayo Maano Xussen Ibraahim