DHAGEYSO:Mootooyiin la sheegay in ay diiwaan gashneyn

Lamaha ammaanka oo wali wadaa baaritaanada ku aadan weerarkii DusitD2 ee magaaladatan nairobi ayaa sheegay in ay jiraan mootooyiin badan oo aan la diiwaangalin kaasi oo halis ku ah amniga dalka.
Mootooyiinkaasi ayaa la sheegay in aysan la hayn lambarada lagu aqoonsan karo.
Arrintani ayaa waxaa ay ku eedeeyeen maamulka u qaabilsan ee wadooyiinka dalka NTSA.
Shalay ayay ahayd markii baaritaano lagu sameeyay xarunta NTSA.
Ciidamada ladagaalanka arrgagixisada dalka ayaa wali raadinayaa baabuurtii loo adeegsaday weerarkii lagu qaaday dhismaha Dusit.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *