DHAGEYSO:Shacabka Garissa oo ugu baaqay in ay ka qeyb qataan barnaamijka tirakoobka guud ee soo socda

Cabdulqadir Ibrahim saytuun oo kamid ah siyaasinta iyo aqoonyahanka gobolka waqooyi bari gaar ahaan ismaamulka Garissa ayaa shacabka ugu baaqay in ay ka qeyb qataan barnaamijka tirakoobka guud ee soo socda waxaa uuna bulshada iyo waxgaradka gobolka ku booriyay in aysan arrinkaas fududaysan

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *