Hogaamiyaha Mucaaradka Venezuela oo sheegay in ay sii socon doonaan dibadbaxyada ka jirtaa dalkaasi

Hogaamiyaha mucaaradka ee dalka Venezuela oo si iskiisa isugu magacaabay inuu yahay madaxweynaha Venezuela ayaa sheegay in ay sii socon doonto xiisada siyaasadeed ee ka taagan dalkaasi.
Wadanka Venezuela ayaa galay xiisadii siyaasadeed ee ugu weyneyd ee dalkaasi ka dib markii uu madxweyne isku aqoonsaday Juan Guaido.
Madaxweynaha dalkaasi Nicholas Maduru ayaa ku eedeeyay Juan Guaido in uu sameeyay wax aanan waafaqsaneyn shareecada Venezuela.
Si kastaba ahaate madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa isna u aqoonsan in Juan Guaido uu yahay hogaamiyaha dalka Venezuela halka ay wadamo badan ka soo horjeesteen.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *