Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Mudanayaasha aqalka wakiilada ee ismaamulka Garisssa oo cambaareeyay dhulka la iska xiranayo

Qaar kamid ah mudanayaasha aqalka wakiilada ee ismaamulka Garisssa ayaa cambarayn adag u soo jeediyay dhul ay sheegen in la iska xiranaayo arintaasi oo sida…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO WARKA DUHURNIMO EE IDAACADA STAR FM 31/1/2019

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2019/01/NEWS-31-01-2019-13-30.mp3
Posted in WARARKA

Wadanka ma ka jiraa mucaarad awood leh oo dowladda dhaliila?

Waxaa ay muddo hal sano iyo maalin ka soo wareegatay taarikhdii uu isdhaariyay madaxa urur weynaha mucaaradka NASA, Raila Odinga. 30-kii bishii koowaad ee sanandkii…

Posted in WARARKA

Guddiga TSC iyo ururka qaran ee macalimiinta oo warbixin u gudbinaya maxkamadda

Ururka qaran ee ay ku mideysanyihiin macalimiinta dalka , KNUT ayaa maanta maxkamadda shaqaalaha waxaa uu u gudbinaya warbixin ku aaddan horumarka ilaa iyo hadda…

Posted in WARARKA

Kenya oo martigelin doonto shir caalami oo ku saabsan waxbarashada

Wasiiradda wasaaradda tacliinta ee dalka Amina Maxamad ayaa sheegtay in Kenya ay dabayaaqada sannadkan martigelin doonto shir caalami ah oo looga hadlayo arrimaha la xariira…

Posted in WARARKA

Myanmar oo diidday racfaanka wariyaasha Reuters

Maxkamad ku taallo wadanka Myanmar ayaa dhinac isaga dhigtay codsi racfaan ah oo ay soo gudbiyeen laba ka mid ah wariyaasha wakaaladda wararka ee Reuters…

Posted in WARARKA

Gabadha hoggaamiyaha mucaaradka Suudaan oo la xiray

Wararka naga soo gaaraya dalka Suudaan ayaa sheegaya in laamaha ammaanka ee wadankaasi ay xabsiga u taxabeen gabadha hoggaamiyaha garabka mucaaradka, Sadiiq Al Mahdi. Wakaaladda…

Posted in WARARKA

Ismaamulka Nairobi oo London ka helay 500 oo milyan oo shilin

Maamul goboleedka Nairobi ayaa deeq lacageed oo dhan 500 oo milyan oo shilin ka helay dowladda ingiriiska gaar ahaan maamulka magaalada London. Dhaqaalahan ayaa loo…

Posted in WARARKA

RA’isulwasaaraha Soomaaliya Oo Qaabilay Madaxa Siyaasadda Iyo Nabadda QM .

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay madaxa waaxda siyaasadda iyo dhismaha nabadda qaramada midoobay (DPPA), Rosemary DiCarlo. Kulankaas ayaa looga hadlay…

Posted in WARARKA

Taliska ciidanka Xoogga Soomaalya oo qorshaynayo Howlgal ka dhan ah Al-shabaab.

Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed Gen Dahir Adan Cilmi Indho Qashe ayaa sheegay in sanadkaan hada bilowga ah ee 2019ka aya qorshaynayaan howlgalo laga fulinayao…