Posted in WARARKA

Xiisad ka Taagan Degmada Arabal Ismaamulka Baringo

Degmada  Arabal oo ka tirsan ismaamulka Baringo ayaa waxaa wali ka taagan xiisad dagaal kadib markii kooxo burcad ah ay dhaceen xoola. Hal qof ayaa…

Posted in WARARKA

Ciidamada Booliska oo Xiray Tahriibiye Muqaadraadka Hiirowiin.

Ciidamada booliska Nairobi ayaa gacanta ku dhigay nin lagu magacaabo Joseph Njau Ngendo oo lagu helay shan kiiloogaraam oo ah Maandooriyaha  hiirowiin-ka. Ciidamada booliska oo…

Posted in WARARKA

(Dhageyso) Biyo la,aan ka jirta magaalada Rhamo

Magaalada Rhamo ee ismaamuka mandera oo uu maro wabiga daawo shacabka ku nool ayaa kacabanaayo biyo la’aan kajirto magaaladaasi Maxamuud Maxamed Sh Lafagari ayaa warbixintan…

Posted in WARARKA

(Dhageyso) Wiil Kenyan ah oo ku Xiran Wadanka Qadar oo ay Waalidiintiisa ka Hadleen

Qoyska ka soo jeeda ismaamulka mandera gaaar ahaana Lafey ayaa si qiiro leh uga hadlay wiilkooda oo uga xiran wadanka Qatar waxaa ayna siyaasiyiinta ka…

Posted in WARARKA

Dhulgariir saameeyay Ecuador

Dhulgariir uu cabirkiisu yahay 7.7 ayaa lagu soo waramayaa inuu ku dhuftay koonfurta bari ee magaalada Ambato ee wadanka Ecuador. Dhacdadan ayaa saameysay masaafa dhan…

Posted in WARARKA

Eedeysanayaal loo xiray musaafurinta dadka

Laba qof oo u dhashay wadamada Kenya iyo India ayaa xabsiga ku sii jiri doono 5 maalmood kaddib markii lagu eedeyay inay ku howlanayeen musaafurinta…

Posted in WARARKA

Xildhibaankii hore ee galbeedka Wajeer oo la siiyay tikeedhka xisbiga Jubilee

Mudanihii hore ee degaan baarlamaneedka galbeedka Wajeer Axmad Qaloosh ayaa maanta si rasmi ah loo guddoonsiiyay tikeedhka xisbiga talada haya ee Jubilee oo uu mar…

Posted in WARARKA

In ka badan 20 ka mid ah maareeyasha bangiyada oo la doonayo in dacwado lagu soo oogo

Ugu yaraan 20 ka mid ah maamulayaasha sar sare ee 5 bangi oo ku yaallo dalka ayaa waxaa suurtagal ah in xabsiga loo taxaabo. Waxaa…

Posted in WARARKA

Madaxweyne Maduro oo xiraya xadka dalkiisa uu la wadaago Brazil

Hoggaamiyaha wadanka Venezuela Mr. Nicolas Maduro ayaa sheegay in dowladiisa ay xiri doonto xadka ay la wadaagto wadanka Brazil. Waxaa uu carrabka ku dhuftay in…

Posted in WARARKA

Kalkaaliyayaasha ismaamulada Kisumu, Siaya iyo Homa Bay oo soo afjaray shaqa joojintii ay ku guda jireen

Kalkaaliyayaasha ka howlgalo isbitaalada dowladda ee ku yaallo maamul goboleedyada Kisumu, Siaya iyo Homa Bay oo ka wada tirsan gobolka Nyanza ayaa dib ugu laabtay…